Somaliankielistä digitukea

Somaliankielistä digitukea
Ma 13.12.2021, klo 13.30 – 15.00
Itäkeskuksen kirjasto, Turunlinnantie 1, Helsinki
Maksuton

Päivä ja aika

Ma 13.12.2021, klo 13.30 – 15.00

Paikka

Itäkeskuksen kirjasto, Turunlinnantie 1, Vartiokylä, Helsinki
Itäkeskuksen kirjasto
Turunlinnantie 1
Vartiokylä
Helsinki
Avaa kartta
Avautuu uudessa välilehdessä

Kohderyhmät

Maahanmuuttajat

Kielet

Suomi

Muut tiedot

itakeskuksen_kirjasto@hel.fi
+358 9 310 85090

Järjestäjän tiedot

Hinta

Maksuton

Kuvaus

Caawimaada farsamada Kombuyuuterka

Ku soo dhawoow barashada iyo la talinta farsamada kombuyuutarka.
Macalimada waxay ku siin doontaa caawimaad oo kuu fududayn doonto waxaad uga baahantahay kombuyuutarka, oo ku saabsan arimahaada guud oo nolol maalmeedkaada.
Talinta iyo caawimaada waa ku bilaash, mana u baahna inaad is diwaan galisid.

  • Waxaa lagaa caawin karaa arimahaan oo kale: Waraaqaha laga buuxiyo internetka sida: Kela, iyo Xafiiska shaqada
  • HSL, tigidka gaadiidka sida loogu goosto mobilada
  • Magaalada Helsinki - Internetka sida looga xaliyo arimaha, sida xanaanada caruusta iyo guryaha looga dalbado internetka oo kale.
  • E-mailada, jaha haginta, iyo macluumaad wax ka raadinta internetka.
  • HUS - daryeelka caafimaadka, ballan qabsashada.
  • Isticmaalka Social media, sida Facebook, Instagram.
  • WILMA - Isgaarsiinta macluumadka Iskoolada


Waxaa lagu dhigayaa
Stoa libreriga/Maktabada
Ciwaanka waa Itäkeskus, Turunlinnantie 1
Isniinta 15.11. – 13.12.2021
Saacada 13:30 – 15:00

Faahfaahin: 0406616042